Samuu'eel Kowaad 22:15 ~ 撒 母 耳 記 上 22:15

picture

A nigu ma maantaan bilaabay inaan isaga Ilaah wax u weyddiiyo? Taasu ha iga fogaato. Anigu waxan oo dhan waxba kama ogi wax yar iyo wax badan toona, haddaba, boqorow, anigoo addoonkaaga ah iyo reerka aabbahay oo dhanba waxba ha na saarin.


我 豈 是 從 今 日 才 為 他 求 問 神 呢 ? 斷 不 是 這 樣 ! 王 不 要 將 罪 歸 我 和 我 父 的 全 家 ; 因 為 這 事 , 無 論 大 小 , 僕 人 都 不 知 道 。

Continue reading Report error