M arkaasaa Saa'uul ku yidhi, Bal hadda maqal, ina Axiituubow. Oo isna wuxuu ugu jawaabay, Sayidkaygiiyow, waa i kan.
Y Saúl dijo: “Escucha ahora, hijo de Ahitob.” Y éste respondió: “Aquí estoy, mi señor.”