O o wadaadkiina wuxuu yidhi, Bal eeg, waxaa halkan eefodka dabadiisa taal iyadoo maro ku duudduuban seeftii Goli'adkii reer Falastiin, oo aad dooxii Eelaah ku dishay, oo haddaad doonaysid inaad taas qaadatid, iska qaado, maxaa yeelay, taas mooyaane mid kale halkan ma taal. Markaasaa Daa'uud wuxuu yidhi, Taasoo kaleba ma jirto; ee bal i soo sii. Daa'uud Oo Gad Yimid
Священник ответил: − Здесь есть меч филистимлянина Голиафа, которого ты убил в долине Эла. Меч за эфодом, завернутый в одежду. Если хочешь, возьми его. Кроме этого, здесь нет никакого другого меча. Давид сказал: − Нет ему равного, дай его мне. Давид у филистимлян в Гате
Continue reading Report error