Samuu'eel Kowaad 21:13 ~ 1 Samuel 21:13

picture

O o markaasuu dabicaddiisii hortooda ku beddelay, oo wuxuu iska dhigay mid waalan markuu gacmahooda soo galay, oo wuxuu xagxagtay albaabbadii iridda, oo gadhkana dhareer buu iskaga daadiyey.


A făcut pe nebunul înaintea lor; făcea năzdrăvănii înaintea lor, făcea zgîrîieturi pe uşile porţilor, şi lăsa să -i curgă balele pe barbă.

Continue reading Report error