Samuu'eel Kowaad 20:8 ~ 1 Samuel 20:8

picture

S idaas daraaddeed anoo addoonkaaga ah ii roonow; waayo, adigu waxaad ila dhigatay axdi xagga Rabbiga ah. Laakiinse haddaan dembi galay, adiguba i dil; bal maxaad aabbahaa iigu geeynaysaa?


So be kind to your servant. For you have brought me into an agreement of the Lord with you. But if I am guilty, kill me yourself. For why should you bring me to your father?”

Continue reading Report error