Samuu'eel Kowaad 20:37 ~ ﺻﻤﻮﺋﻴﻞ ﺍﻷﻭﻝ 20:37

picture

O o yarkii markuu yimid meeshii Yoonaataan fallaadhii ku soo ganay ayaa Yoonaataan ka soo daba qayliyey yarkii, oo ku yidhi, War sow fallaadhii kaama sii shishayso?


فَلَّما وَصَلَ الخادِمُ إلَى مَوضِعِ سُقُوطِ السِّهمِ، نادَى يُوناثانُ وَقالَ: «مازالَتِ السِّهامُ بَعِيدَةً عَنكَ.»

Continue reading Report error