M arkaasuu wiilkii yaraa ku yidhi, Orod hadda oo soo doondoon fallaadhaha aan ganayo. Oo intii yarkii sii ordayay ayuu fallaadh shishadiisa ku ganay.
And he said unto his lad, Run and find the arrows which I shoot. And as the lad ran, he shot an arrow beyond him.
Continue reading Report error