O o haddana Daa'uud wuu dhaartay oo yidhi, Aabbahaa aad buu u og yahay inaad raalli iga tahay; oo wuxuu isyidhaahdaa, Yuusan Yoonaataan tan ogaanin waaba intaasoo uu ka calool xumaadaaye; laakiinse sida runta ah, waxaan ku dhaartay Rabbiga noloshiisa iyo adiga naftaada inaan aniga iyo dhimasho waxba noo dhaxayn tallaabo mooyaane.
大 卫 又 起 誓 说 : 你 父 亲 准 知 我 在 你 眼 前 蒙 恩 。 他 心 里 说 , 不 如 不 叫 约 拿 单 知 道 , 恐 怕 他 愁 烦 。 我 指 着 永 生 的 耶 和 华 , 又 敢 在 你 面 前 起 誓 , 我 离 死 不 过 一 步 。
Continue reading Report error