M arkaasaa Yoonaataan wuxuu Daa'uud ku yidhi, Rabbiga Ilaaha reer binu Israa'iil ahu, markhaati ha ka ahaado; berrito ama saa dambe haddaa oo kale, markii aan aabbahay soo calool baadho, hadduu wanaag kuu qabo, sow kuu soo cid diri maayo, oo daaha kaaga qaadi maayo wuxuu maaggan yahay oo dhan?
Ионафан сказал Давиду: − Пусть Господь, Бог Израиля, будет свидетелем! Я непременно выспрошу все у отца к этому времени завтра или послезавтра! Если он расположен к тебе, я пошлю к тебе и извещу тебя.
Continue reading Report error