O o waxaa dhici doona in kuwa reerkaaga ka hadha oo dhammu ay u iman doonaan oo ku hor dhici doonaan isaga, iyagoo ka tuugaya gogo' lacag ah iyo xabbad kibis ah, oo waxay ku odhan doonaan, Waan ku baryayaaye, hawsha wadaaddada middood i sii si aan u cuno xabbad kibis ah.
And it shall come to pass that every one that is left in thy house shall come and crouch to him for a piece of silver and a morsel of bread and shall say, Put me, I pray thee, into some aspect of the priesthood that I may eat a piece of bread.
Continue reading Report error