Samuu'eel Kowaad 2:35 ~ 1 Царе 2:35

picture

O o anigu waxaan kicin doonaa wadaad aamin ah kaasoo samayn doona waxa ku jira qalbigayga iyo maankayga; oo anna waxaan isaga u dhisi doonaa reer ammaan ah, oo isna weligiis wuxuu ku hor socon doonaa kayga subkan.


И Аз ще Си въздигна верен свещеник, който ще постъпва според това, което е в сърцето Ми и в душата Ми. Ще му съградя непоколебим дом; и той ще ходи пред помазаника Ми до века.

Continue reading Report error