O o Yoonaataanna wax wanaagsan ayuu aabbihiis Saa'uul uga sheegay Daa'uud, oo ku yidhi, Addoonkaaga Daa'uud ha ku dembaabin, maxaa yeelay, isagu kuguma uu dembaabin, oo shuqulladiisuna xaggaaga aad bay ugu wanaagsanaayeen,
Then Jonathan spoke well of David to Saul his father, saying, “Do not let the king sin against his servant David. He has not sinned against you. What he has done has been good for you.
Continue reading Report error