Samuu'eel Kowaad 19:24 ~ 1-я Царств 19:24

picture

O o isna dharkii buu iska siibay, oo Samuu'eel hortiisuu wax ku sii sheegay, oo halkaasuu jiifay isagoo qaawan maalintii oo dhan iyo habeenkii oo dhan. Oo sidaas daraaddeed waxay yidhaahdaan, Saa'uulna ma nebiyaduu ka mid yahay?


Он снял одежду и также стал пророчествовать перед Самуилом. Он лежал обнаженным весь день и всю ночь. Вот почему люди говорят: «Разве и Саул среди пророков?»

Continue reading Report error