Samuu'eel Kowaad 19:22 ~ 1 Samuel 19:22

picture

M arkaasaa isagiina Raamaah tegey, oo wuxuu yimid ceelka weyn oo ku yaal Sekuu, dabadeedna dadkii buu wax weyddiiyey oo ku yidhi, Samuu'eel iyo Daa'uud xaggee bay joogaan? Oo waxaa lagu yidhi, Waxay joogaan Naayood oo Raamaah ku taal.


În cele din urmă, a plecat el însuşi spre Rama. A ajuns la fântâna cea mare, care se află în Secu şi a întrebat: – Unde sunt Samuel şi David? Cineva i-a răspuns: – Sunt la Naiot, în Rama.

Continue reading Report error