Samuu'eel Kowaad 19:2 ~ 1 Самуїлова 19:2

picture

L aakiinse Saa'uul wiilkiisii Yoonaataan ahaa Daa'uud aad buu ugu farxay. Markaasaa Yoonaataan wuxuu Daa'uud u sheegay oo ku yidhi, Aabbahay Saa'uul wuxuu doonayaa inuu ku dilo. Haddaba waan ku baryayaaye, subaxdii digtoonow, oo intaad meel qarsoon gashid dhuumo;


І розповів Йонатан Давидові, говорячи: Батько мій Саул хоче вбити тебе. А тепер уранці стережися, сиди в укритті, і сховайся.

Continue reading Report error