O o Daa'uudna meel alla meeshii Saa'uul u diro ayuu tegi jiray, wuuna ku guulaysan jiray; oo Saa'uulna wuxuu madax uga dhigay raggii dagaalka, oo taasuna way la wanaagsanayd dadkii oo dhan iyo addoommadii Saa'uul oo dhanba.
David went everywhere that Saul sent him, and did well. Saul had him lead the men of war. And it was pleasing to all the people and to Saul’s servants.
Continue reading Report error