Samuu'eel Kowaad 18:22 ~ 撒 母 耳 記 上 18:22

picture

M arkaasaa Saa'uul wuxuu addoommadiisii ku amray oo ku yidhi, Daa'uud hoos ahaan ula hadla, oo waxaad ku tidhaahdaan, Bal eeg, boqorku wuu kugu farxay, oo addoommadiisa oo dhammuna way ku jecel yihiin; haddaba sidaas daraaddeed boqorku soddog ha kuu noqdo.


掃 羅 吩 咐 臣 僕 說 : 你 們 暗 中 對 大 衛 說 : 王 喜 悅 你 , 王 的 臣 僕 也 都 喜 愛 你 , 所 以 你 當 作 王 的 女 婿 。

Continue reading Report error