Samuu'eel Kowaad 17:39 ~ 1 Samuel 17:39

picture

O o Daa'uudna seeftii buu ku kor xidhay dharkiisii, oo wuxuu isku dayay inuu socdo, waayo, ma uu tijaabin. Markaasaa Daa'uud wuxuu Saa'uul ku yidhi, Kuwan kuma socon karo; waayo, ma aanan tijaabin. Markaasaa Daa'uud iska dhigay.


And David girded Saul’s sword upon Saul’s clothing, and he undertook to go, for he had not proved them. And David said unto Saul, I cannot go with these, for I have not proved them. And putting them off, David

Continue reading Report error