O o raggii reer binu Israa'iilna waxay yidhaahdeen, War ma aragteen ninkan soo baxay? Hubaal wuxuu u soo baxay inuu reer binu Israa'iil careeyo; oo waxay noqon doontaa in ninkii isaga dila uu boqorku taajir ka dhigi doono oo maal badan siin doono; gabadhiisuuna siin doonaa, oo reerka aabbihiisna ku dhex xorayn doonaa reer binu Israa'iil.
فَقالَ أحَدُ رِجالِ إسْرائِيلَ: «أرَأيتُمْ ضَخامَتَهُ؟ انظُرُوا إلَيهِ! يَخرُجُ كُلَّ يَومٍ لِيَهزَأَ بِإسْرائِيلَ مَرَّةً بَعدَ مَرَّةٍ. وَقَدْ أعلَنَ شاوُلُ أنَّهُ سيُغْنِي مَّنْ يَقتُلُ جُلياتَ وسَيُزَوِّجُهُ ابنَتَه. وَسَيَجعَلُ شاوُلُ كُلَّ عائِلَةِ ذَلِكَ الرَّجُلِ أحراراً فِي إسْرائِيلَ.»
Continue reading Report error