Samuu'eel Kowaad 17:20 ~ 撒 母 耳 記 上 17:20

picture

M arkaasaa Daa'uud aroor hore kacay, oo wuxuu idihii kaga tegey mid dhawra; dabadeedna intuu tegey ayuu qaaday wixii Yesay ku amray. Markaasuu yimid meeshii gaadhifardoodku tubnaa, intii ciidankii goobta dagaalka u baxayay ay dirirta u qaylinayeen.


大 卫 早 晨 起 来 , 将 羊 交 托 一 个 看 守 的 人 , 照 着 他 父 亲 所 吩 咐 的 话 , 带 着 食 物 去 了 。 到 了 辎 重 营 , 军 兵 刚 出 到 战 场 , 呐 喊 要 战 。

Continue reading Report error