M arkaasuu yidhi, Haah, nabad baan u imid, waxaanan u imid inaan Rabbiga allabari u bixiyo. Haddaba isa soo daahiriya, oo kaalaya, meesha allabariga ii raaca. Markaasuu wuxuu daahirshay Yesay iyo wiilashiisii, dabadeedna meeshii allabariga buu ugu yeedhay.
Той отговори: С мир. Идвам да пожертвам на Господа. Осветете се и елате с мене на жертвата. И той освети Есей и синовете му и ги покани на жертвата.
Continue reading Report error