Samuu'eel Kowaad 16:23 ~ 1 Samuel 16:23

picture

O o markuu ruuxii sharka lahaa ee xagga Ilaah ka yimid Saa'uul ku soo degay ayaa Daa'uud qaatay kataaraddiisii, oo garaacay, dabadeedna Saa'uul wuu qaboobay, wuuna bogsaday, oo ruuxii sharka lahaana waa ka tegey.


And it came to pass, when the evil spirit from God was upon Saul, that David took the harp, and played with his hand: so Saul was refreshed, and was well, and the evil spirit departed from him.

Continue reading Report error