Samuu'eel Kowaad 16:12 ~ 1 Samuel 16:12

picture

M arkaasuu u cid diray, oo soo geliyey. Oo isna wuxuu ahaa mid cas, oo soojeed qurxoon, oo midabkiisuna aad u wanaagsan yahay. Markaasaa Rabbigu wuxuu Samuu'eel ku yidhi, Kac, oo subag, waayo, kanu waa isagii.


And he sendeth, and bringeth him in, and he ruddy, with beauty of eyes, and of good appearance; and Jehovah saith, `Rise, anoint him, for this he.'

Continue reading Report error