Samuu'eel Kowaad 16:11 ~ 1 Самуїлова 16:11

picture

S amuu'eelna wuxuu Yesay ku yidhi, War carruurtaadii halkan ma wada joogaan? Markaasuu yidhi, Weli waxaa hadhay kii ugu yaraa, oo idahuu ilaalinayaa. Oo haddana Samuu'eel wuxuu Yesay ku yidhi, Cid u dir oo keen; waayo, innagu fadhiisan mayno jeeruu halkan yimaado.


І сказав Самуїл до Єссея: Чи то всі твої діти? А той відказав: Ще позостався найменший, він пасе отару. І сказав Самуїл до Єссея: Пошли ж привести його, бо не сядемо за стіл, аж поки він не прийде сюди.

Continue reading Report error