Samuu'eel Kowaad 15:3 ~ 1 Samuel 15:3

picture

H addaba tag oo reer Camaaleq laa, oo waxay haystaan oo dhan wada baabbi'i, oo iyaga innaba ha u tudhin, laakiinse wada laa nin iyo naag, iyo dhallaan iyo caanonuugba, iyo dibi iyo ido, iyo geel iyo dameerroba.


Now go and smite Amalek and utterly destroy all they have; do not spare them, but kill both man and woman, infant and suckling, ox and sheep, camel and donkey.

Continue reading Report error