M arkaasaa Samuu'eel aroor hore kacay, oo wuxuu damcay inuu Saa'uul ka hor tago; oo waxaa Samuu'eel loo sheegay oo lagu yidhi, Saa'uul baa yimid Karmel, oo bal eeg, halkaas tiir xusuus ah ayuu ka taagtay, oo intuu wareegay ayuu gudbay, oo Gilgaal ku dhaadhacay.
S-a trezit dis-de-dimineaţă pentru a-l întâlni pe Saul, însă i s-a spus: „Saul a plecat la Carmel şi iată că şi-a ridicat un monument. Apoi s-a întors şi s-a dus la Ghilgal.“
Continue reading Report error