Samuu'eel Kowaad 14:45 ~ 撒 母 耳 記 上 14:45

picture

O o dadkii waxay Saa'uul ku yidhaahdeen, Yoonaataan oo badbaadadan weyn ku dhex sameeyey reer binu Israa'iil, ma inuu dhintaa? Yaanay noqon; Rabbiga noloshiisaan ku dhaarannay ee waa inaan tin keliya oo madaxiisu dhulka ku dhicin; waayo, isagu wuxuu maanta la shaqeeyey Ilaah. Sidaasay dadkii u samatabbixiyeen Yoonaataan inuusan dhiman.


百 姓 對 掃 羅 說 : 約 拿 單 在 以 色 列 人 中 這 樣 大 行 拯 救 , 豈 可 使 他 死 呢 ? 斷 乎 不 可 ! 我 們 指 著 永 生 的 耶 和 華 起 誓 , 連 他 的 一 根 頭 髮 也 不 可 落 地 , 因 為 他 今 日 與 神 一 同 做 事 。 於 是 百 姓 救 約 拿 單 免 了 死 亡 。

Continue reading Report error