Samuu'eel Kowaad 14:4 ~ 撒 母 耳 記 上 14:4

picture

O o Yoonaataan marinkii uu doonayay inuu uga gudbo ciidanka reer Falastiin waxaa dhinac kaga yiil buur dhagax ah, dinaca kalena waxaa kaga yiil buur dhagax ah, oo middood magaceedu wuxuu ahaa Boosees, oo tan kale magaceedana waxaa la odhan jiray Seneh.


約 拿 單 要 從 隘 口 過 到 非 利 士 防 營 那 裡 去 。 這 隘 口 兩 邊 各 有 一 個 山 峰 : 一 名 播 薛 , 一 名 西 尼 ;

Continue reading Report error