Samuu'eel Kowaad 14:36 ~ ﺻﻤﻮﺋﻴﻞ ﺍﻷﻭﻝ 14:36

picture

S aa'uulna wuxuu yidhi, Ina keena aynu reer Falastiin raacdaysannee oo habeennimo mirnee, oo tan iyo aroortii dhacnee, oo ninkoodna yeynan ka sii dayn. Oo iyana waxay ku yidhaahdeen, Wax alla wixii kula wanaagsan samee. Markaasaa wadaadkii wuxuu yidhi, Ina keena aynu Rabbiga u dhowaannee.


وَقالَ شاوُلُ: «لِنُهاجِمِ الفِلِسْطِيِّينَ اللَّيلَةَ، فَنَأخُذَ كُلَّ شَيءٍ مِنهُمْ وَنَفْنِيهِمْ تَماماً.» فَقالَ الجَيشُ: «افعَلْ ما تَراهُ الأفضَلَ.» لَكِنَّ الكاهِنَ قالَ:

Continue reading Report error