Samuu'eel Kowaad 14:29 ~ 1 Samuel 14:29

picture

M arkaasaa Yoonaataan wuxuu yidhi, Aabbahay isagaa dalka dhibay, waan idin baryayaaye, bal eega sida indhahaygu u iftiimeen, maxaa yeelay, in yar baan ka dhadhamiyey malabkan.


But Jonathan said, “My father has troubled the land. Look now, how my countenance has brightened because I tasted a little of this honey.

Continue reading Report error