Samuu'eel Kowaad 14:20 ~ 撒 母 耳 記 上 14:20

picture

M arkaasaa Saa'uul iyo dadkii la jiray oo dhammuba isa soo wada urursadeen, oo waxay yimaadeen goobtii dagaalka. Oo bal eeg, nin walba seeftiisii waxay ku dhacday saaxiibkiis, oo waxaa jiray baabba' aad u weyn.


掃 羅 和 跟 隨 他 的 人 都 聚 集 , 來 到 戰 場 , 看 見 非 利 士 人 用 刀 互 相 擊 殺 , 大 大 惶 亂 。

Continue reading Report error