Samuu'eel Kowaad 14:17 ~ 1 Самуїлова 14:17

picture

K olkaasaa Saa'uul wuxuu dadkii isaga la jiray ku yidhi, Bal tiriya, oo eega kii inaga tegey kuu yahay. Oo markay tiriyeen waxay arkeen inayan Yoonaataan iyo kii hubkiisa u siday halkaas joogin.


І сказав Саул до народу, що був з ним: Перегляньте й побачте, хто пішов від нас? І переглянули, аж ось нема Йонатана та його зброєноші.

Continue reading Report error