O o cabsi weyn bay la qadhqadheen kuwii xerada ku jiray, iyo kuwii duurka joogay iyo dadkii oo dhanba; oo xataa ciidankii, iyo waxdhacayaashuna way wada gariireen, oo dhulkuna waa gariiray, haddana waxaa jiray gariir aad iyo aad u weyn.
於 是 在 營 中 、 在 田 野 、 在 眾 民 內 都 有 戰 兢 , 防 兵 和 掠 兵 也 都 戰 兢 , 地 也 震 動 , 戰 兢 之 勢 甚 大 。
Continue reading Report error