M arkaasuu isna wuxuu ku yidhi iyaga, Maanta Rabbigaa idinku marag ah, iyo kan uu subkaday, inaydnaan waxba gacantayda ku helin. Oo iyana waxay yidhaahdeen, Haah, isagu waa ka marag.
He said to them, “Yahweh is witness against you, and his anointed is witness today, that you have not found anything in my hand.” They said, “He is witness.”
Continue reading Report error