M arkaasaa dadkii oo dhammu waxay Samuu'eel ku yidhaahdeen, Addoommadaada u bari Rabbiga Ilaahaaga ah, yaannan dhimanne, waayo, dembiyadayadii oo dhan waxaan ku darsannay sharkan markaannu boqor weyddiisannay.
And all the people said unto Samuel, Pray for thy slaves unto the LORD thy God that we not die, for we have added unto all our sins this evil, to ask for a king over us.
Continue reading Report error