S ow maanta ma aha maalintii sarreenka la gooynayay? Anigu Rabbigaan baryayaa inuu soo diro onkod iyo roob; oo idinna markaasaad ogaan doontaan oo arki doontaan inuu weyn yahay sharkiinna aad Rabbiga hortiisa ku samayseen markaad boqor weyddiisateen.
Не жатва ли сейчас пшеницы? Но я воззову к Господу, и Он пошлет гром и дождь. Тогда вы поймете, какой грех в глазах Господа вы совершили, когда просили о царе.
Continue reading Report error