Samuu'eel Kowaad 11:7 ~ 1 Самуїлова 11:7

picture

M arkaasuu wuxuu qaatay laba dibi oo intuu qalay ayuu cad cad u kala jaray, oo intuu wargeeyayaal gacantood u dhiibay ayuu wada gaadhsiiyey xuduudka reer binu Israa'iil oo dhan, oo wuxuu yidhi, Ku alla kii aan Saa'uul iyo Samuu'eel soo raacin, sidaas oo kalaa dibidiisa loo geli doonaa. Markaasaa waxaa dadkii ku soo dhacday cabsidii Rabbiga, oo waxay u soo baxeen sidii nin qudha.


І взяв він пару худобин, і порізав її, і порозсилав по всім Ізраїлевім Краї через послів, говорячи: Хто не вийде за Саулом та за Самуїлом, отак буде зроблено худобі його! І великий страх спав на людей, і вони повиходили, як один чоловік.

Continue reading Report error