O o bal eeg, waxaa yimid Saa'uul oo dibiyadii duurka ka keenay, oo Saa'uulna wuxuu yidhi, Maxaa ku dhacay dadka oo ay la ooyayaan? Markaasay u sheegeen hadalladii nimankii reer Yaabeesh.
وَكانَ شاوُلُ فِي الحَقلِ مَعَ أبقارِهِ. فَلَمّا رَجِعَ مِنَ الحَقلِ، سَمِعَ الشَّعبَ يَبكُونَ. فَسَألَ شاوُلُ: «ما الَّذِي أصابَ الشَّعبَ؟ لِماذا يَبكُونَ؟» فَأخبَرَ الشَّعبُ شاوُلَ بِما قالَهُ رُسُلُ يابِيشَ.
Continue reading Report error