Samuu'eel Kowaad 11:2 ~ 1 Samuel 11:2

picture

M arkaasaa Naaxaash oo ahaa reer Cammoon wuxuu iyagii ku yidhi, Sabab keliya ayaan axdi idinkula samaysanayaa, taasuna waa anigoo isha midigta idinka wada bixiya si aan u ceebeeyo reer binu Israa'iil oo dhan.


But Nahash the Ammonite told them, On this condition I will make a treaty with you, that I thrust out all your right eyes and thus lay disgrace on all Israel.

Continue reading Report error