M arkaasaa waxaa soo kacay Naaxaash oo ahaa reer Cammoon, oo wuxuu soo ag degay Yaabeesh Gilecaad. Oo dadkii Yaabeesh oo dhammu waxay Naaxaash ku yidhaahdeen, Axdi nala dhigo oo annana waannu kuu adeegaynaa.
Then Nahash the Ammonite came and his soldiers set up their tents around Jabesh-gilead. All the men of Jabesh said to Nahash, “Make an agreement with us, and we will work for you.”
Continue reading Report error