Samuu'eel Kowaad 10:8 ~ I Sa-mu-ên 10:8

picture

O o waxaad ku dhaadhacdaa, oo iga hor martaa xagga Gilgaal; oo bal eeg, anna waan kuu iman doonaa, inaan bixiyo qurbaanno la gubo, iyo inaan bixiyo qurbaanno nabaadiino. Toddoba maalmood waa inaad i sugtaa, ilaa aan kuu imaado oo aan ku tuso waxaad samayn doonto. Saa'uul Oo Laga Dhigay Boqor


Đoạn hãy đi xuống trước ta đến Ghinh-ganh, ta sẽ theo ngươi ở đó đặng dâng của lễ thiêu và của lễ thù ân. Ngươi sẽ đợi bảy ngày cho đến chừng ta tới; bấy giờ ta sẽ dạy ngươi điều phải làm.

Continue reading Report error