Samuu'eel Kowaad 10:3 ~ 撒 母 耳 記 上 10:3

picture

O o halkaasna waad ka sii socon doontaa oo waxaad iman doontaa geedka Taaboor, oo halkaasna waxaad kula kulmi doontaa saddex nin oo u socota xagga Ilaah iyo ilaa Beytel; mid wuxuu sidaa saddex orgi oo yaryar, mid kalena wuxuu sidaa saddex xabbadood oo kibis ah, kan kalena wuxuu sidaa sibraar khamri ah.


你 從 那 裡 往 前 行 , 到 了 他 泊 的 橡 樹 那 裡 , 必 遇 見 三 個 往 伯 特 利 去 拜 神 的 人 : 一 個 帶 著 三 隻 山 羊 羔 , 一 個 帶 著 三 個 餅 , 一 個 帶 著 一 皮 袋 酒 。

Continue reading Report error