Samuu'eel Kowaad 10:27 ~ 1 Samuel 10:27

picture

L aakiinse kuwo waxmatarayaal ah ayaa waxay yidhaahdeen, Ninkanu sidee buu noo badbaadin doonaa? Oo isagiina way quudhsadeen, oo hadiyadna uma ay keenin. Laakiinse isagu wuu iska aamusay.


But some men of no worth said, “How can this man save us?” They hated him and did not bring him any gift. But he kept quiet.

Continue reading Report error