Samuu'eel Kowaad 10:11 ~ 1 Samuel 10:11

picture

O o kuwii mar hore isaga yiqiin oo dhammu, markay arkeen inuu nebiyada wax la sii sheegayo, ayaa dadkii midba kan kale ku yidhi, War waa maxay waxan ku dhacay wiilkii Qiish? Saa'uulna ma nebiyaduu ka mid yahay?


Când toţi cei care-l cunoşteau dinainte au văzut că profeţea împreună cu ei, au zis unul către celălalt: „Ce i s-a întâmplat fiului lui Chiş? Este cumva şi Saul printre profeţi?“

Continue reading Report error