Samuu'eel Kowaad 1:21 ~ 1 Samuel 1:21

picture

M arkaasaa ninkii Elqaanaah ahaa, iyo reerkiisii oo dhammuba waxay u tageen inay Rabbiga u bixiyaan allabarigii sannad walba joogtada u ahaa iyo nidarkiisii.


And the man Elkanah, and all his house, went up to offer unto Jehovah the yearly sacrifice, and his vow.

Continue reading Report error