Samuu'eel Kowaad 1:18 ~ 1 Царе 1:18

picture

M arkaasay tidhi, Anoo addoontaada ah naxariis aan kaa helo. Sidaas daraaddeed naagtii way iska tagtay, oo wax bay cuntay, oo wejigeeduna mar dambe ma murugsanayn.


А тя каза: Дано слугинята ти придобие благословението ти. Тогава Анна си тръгна и яде, и лицето ѝ не беше вече печално.

Continue reading Report error