M arkaasaa Xannaah u jawaabtay oo ku tidhi, Maya, sayidkaygiiyow, ee waxaan ahay naag ruuxeedu murugaysan yahay, oo ma aanan cabbin khamri iyo wax lagu sakhraamo toona, laakiinse naftaydaan Rabbiga ku baryayaa.
But Hannah answered, “No, my lord, I am a woman troubled in spirit. I have not drunk wine or strong drink, but I was pouring out my soul to the Lord.
Continue reading Report error