Samuu'eel Kowaad 1:13 ~ 1 Samuel 1:13

picture

H addaba Xannaah waxay ka hadlaysay qalbigeeda, oo bushimaheeda keliya ayaa dhaqdhaqaaqayay, laakiinse codkeedii lama maqlin; sidaas daraaddeed Ceelii wuxuu mooday inay sakhraantay.


Now Hannah spoke in her heart; only her lips moved, but her voice was not heard. Therefore Eli thought she was drunk.

Continue reading Report error