Ruud 4:15 ~ 路 得 記 4:15

picture

O o isna wuxuu kuu noqon doonaa naf-sooceliye iyo ku markaad gabowdo ku quudiya. Waayo, waxaa isaga kuu dhashay gabadhii aad soddohda u ahayd ee ku jeclayd, ee kaaga sii wanaagsan toddoba wiil.


他 必 提 起 你 的 精 神 , 奉 養 你 的 老 , 因 為 是 愛 慕 你 的 那 兒 婦 所 生 的 。 有 這 兒 婦 比 有 七 個 兒 子 還 好 !

Continue reading Report error