M arkaasaa Bocas wuxuu tegey iriddii magaalada, oo halkaasuu fadhiistay; oo bal eeg waxaa ag yimid ninkii Bocas ka hadlay ee ahaa xigaalka uga dhow. Markaasuu wuxuu ku yidhi, War, hebelow, soo leexo, oo bal kaalay, halkan fadhiiso. Kolkaasuu soo leexday oo fadhiistay.
Вооз се изкачи на портата и седна там. И, ето, мина близкият сродник, за когото Вооз беше говорил. Вооз му каза: Господине, свърни, седни тук. И той свърна и седна.
Continue reading Report error